Latest News

Maareeyihii Hore Ee Wakaalada Biyaha Oo Sheegay In Looga Yeedhay Xarunta Dambi-Baadhista Ee CID

Hargeysa, February 23, 2026 (Haatufonline) -Maareeyihii hore ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa ayaa shaaciyay in loogu yeedhay xarunta Hogaanka Baadhista Dambiyada (CID), isaga oo baahiyay farintan:

“Waxa berri 8:30 subaxnimo aan tagi doonaa Hogaanka Baadhista Dambiyada ee JSL, ka dib fariin iiga timid. Waxa xusid mudan in soo bandhigidda afkaartayda iyo ra’yi dhiibashadaydu uu damaanad qaaday Dastuurka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan qodobkiisa 32-aad.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*