Latest News

Madaxweynaha Puntland Oo Hotel Wayn Ka Iibsaday Nairobi

Nairobi,July 4,2021(Haatufonline)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Deni ayaa dhawaan iibsaday hotel  ka mid ah kuwa ugu waawayn ee ku yaala magaalada Nairobi

Hotel kan oo la yiraahdo Sarova Stanley ayaa waxa uu leeeyahay qaybo kala duwan oo lagu raaxaysto soo jiita dalxiiska yimaadda dalka Kenya.

Xigasho : warbaahinta Citizen ee Kenya.

Connect with us on Facebook