Latest News

Madaxweynaha Somaliland Oo Saxeexay Buugga Tacsida Ee Boqorradii Ingiriisa Ee Geeriyootay

Hargeysa, September 12, 2022 (Haatufonline) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta saxeexay Buugga Tacsida ee Boqoradii Ingiriiska Queen Elizabeth II oo la dhigay Xafiiska Boqortooda Ingiriisku ku leedahay Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa. Iyadoo madaxweynuhu hore u tacsiyadeeyey qoyska boqortooyada, dawladda iyo Dadweynaha Ingiriiska oo xidhiidh qoto dheeri ka dhexeeyo Jamhuuriyadda Somaliland.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*