Latest News

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Kulan La Yeeshay Garaadada Laascaanood

Garoowe, March 24, 2023 (Haatufonline) – Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland ayaa kulan la yeeshay Odayaasha Dhaqanka Laascaanood.
Waxaana kulankan afurka ah ee Garoowe ka dhacay kalala qaybgalay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, Suldaan Mustafe Awseed ,Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullaahi iyo Garaad Cabdisalaan Xasan.

Sidoo kale Garaadada Laascaanood ayaa la filayaa inay kulan la yeeshaan odayaal dhaqan oo ka soo kicitimay Muqdisho, kuwaas oo la filayo in Garaadada ay u laqimaan qiimaha ay Nabadu leedahay.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*