Latest News

Madaxweyne Trump Oo Amar Ku Bixiyey In Ciidamada Maraykanku Ka Baxaan Somalia

Washington,December 5,2020(Haatufonline)-Ciidamadii Maraykanka ee Joogay Somalia ayaa ka baxaya dalkaasi .Sida uu amar ku bixiyey madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ciidamadaasi oo tiradooda lugu qiyaasay inta u dhaxaysa 800- 900 ayaa dhamaantood ka wada bixi doona dalka Somalia 15-ka bisha January 2021 taasoo ku beeganaan doonta 5 maalmood ka hor intaan Joe Biden loo dhaarin madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*