Latest News

Magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan wasiirada cusub ee xukuumada Rooble

Hargeysa, October 20, 2020 (Haatufonline)  – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee xukuumaddiisa, ee muddada laga sugayey, kuwaasi oo ka kooban 27 wasiir.

Haddaba Caasimada Online ayaa idiin soo gudbineysa magacyada iyo beelaha ay kasoo kala jeedaan wasiirada, sida shanta beel ay u kala heleen wasiirada. Hoos ka akhriso liiska oo dhameystiran.

Beesha Digil iyo Mirifle

1- Wasiirka Gaashandhiga, Xasan Xuseen Xaaji – Garre
2- Wasiirka Cadaaladda, Cabdulqadir Maxamed Nuur – Jilible
3- Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen (Badni) – Dabarre
4- Wasiirka Tamarta, Xasan Cabdinuur – Eelay
5- Wasiirka Haweenka, Xanifa Maxamed Ibrahim – Leesaan

Beesha Hawiye

1- Wasiirka Arrimaha Gudaha, General Mukhtar Xusen Afrax – Xawaadle
2- Wasiirka Amniga Gudaha, Xasan Xundubey Jimcale – Abgaal
3- Wasiirka Diinta, Cumar Cali Roble – Abgaal
4- Wasiirka Boostada, Cabdi Sheikh Axmed Rooble – Murursade
5- Wasiirka Caafimadka, Fowsiya Abiikar Nuur – Gaaljecel
6- Wasiirka Ganacsiga, Khalif Cabdi Cumar – Baadi Cadde

Beesha Daarod

1- Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Ciise Cawad – Majeerteen
2- Wasiirka Qorsheeynta, Jamal Maxamed Xasan – Warsangeli
3- Wasiirka Kaluumeysiga, Cabdullahi Bidhaan – Dhulbahante
4- Wasiirka Gaadidka, Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar – Ogaaden
5- Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Duraan Axmed Farax – Leelkase

Wasiirada Beesha Shanaad

1- Wasiirka Gargaarka, Khadija Maxamed Diiiriye – Yaxar
2- Wasiirka Beeraha, Siciid Xuseen Ciid – Carab Saalax
3- Wasiirka Dekedaha, Maryan Aweys Jaamac – Jareerweyne
4- Wasiirka Dhalinyarada, Xamsa Saciid Xamsa – Barawani
5- Wasiirka Batroolka Cabdirashid Maxamed Axmed – Banaadiri

Wasiirada Dir

1- Raisul Wasaare ku-xigeenka Mahdi Maxamed Guuled – Ciidagale
2- Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jamac – Habar Yoonis
3- Wasiirka Maaliyada Cabdiraxman Ducaale Beyle – Samaroon
4- Wasiirka Warfaafinta Cisman Abukar Dubbe – Habar Jeclo
5- Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Adan Macalim – Biyamaal
6- Cabdullahi Abuukar Xaaji – Surre

Xigasho: Caasimada

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*