Latest News

Maraykanka Oo Carbis Milatari Ku Qabanaya Berbera Febraury 23 Iyo Saraakiil La Kulmay Mayor Cabdishakuur

U.S. Army Soldiers from 1st Battalion, 503rd Infantry Regiment, 173rd Airborne Brigade, meet with Kenyan Defence Force Soldiers to discuss scheme of maneuver in preparation for a bi-lateral exercise during Justified Accord, March 13, 2022. Exercise Justified Accord allows the US and our African partners to support enduring peace and stability in the region. Over 800 personnel are participating in the exercise which includes a multinational field training exercise and a command post exercise. Justified Accord is an annual and multinational military exercise focusing on African partner capability and interoperability in support of United Nations and Africa Union peace support operations. The exercise, which started on Feb. 28, seeks to improve multinational interoperability and to incorporate regional civilian, police, and military entities into training. (U.S. Army photo by Capt. Abigail Hammock)

Berbera,January13,2023( Haatufonline)-Ciidamada Maraykanka ayaa bisha soo socota ee Febraury badda Berbera ee Somaliland ku qaban doona carbis milatari oo ay kasoo qaybgali doonaan Somaliland iyo dalal kala duwan oo ku yaala bariga Afrika. Saraakil ka tirsan ciidamada Maraykanka ayaa saaka xafiiskiisa kula kulmay maayirka magaalada Berbera Cabdishakuur Ciddin kadib markii ay soo dhamaysteen shirar ay la yeesheen taliyeyaasha ciidamada badda ee Somaliland. Carbiskan oo loogu magac daray ‘Justified Accord ‘ ayaa waxa loogu talo galay in lagu xoojiyo wada shaqaynta iyo iskaashiga dhinaca hawlgalada milatari ee u dhaxeeya wadamada kasoo qaybgalaya.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*