Latest News

Masuuliyiinta Waddani Oo Booqday Goobaha Diiwaangelintu Ka Socoto Ee Gobolka Awdal

Hargeysa, December 29, 2022 (Haatufonline) – Musharrax Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Musharraxa Madaxweyne ku xigeen Maxamed Cali Cabdi,  Guddoomiyaha Xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo masuuliyiin kale ayaa kormeeray Goobaha Diwaan gelinta ee magaalada Boorama.
Masuuliyiinta ayaa bulshada ku dhiirigelinaya in ay si weyn uga qayb galaan diwaangelinta.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*