Latest News

Muqdisho: Maxkamad Xukun Ku Riday Cabdullaahi Xaashi Axmed Oo Ka Tirsan Al-Shabaab

Muqdisho, July 18, 2022 (Haatufonline) – Maxkamadda ciidamada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xukun 15 sano ah ku riday Cabdullaahi Xaashi Axmed oo ka tirsan IS, isla markaana isku dayay inuu Booliska la beegsado walxaha qarxa bishii May.

Maxkamadda Ciidamada Soomaalia ayaa sheegtay in uu ka tirsanaa Al-shabaab ka hor inta aanu ku biirin kooxda IS oo uu iskaga dab qaaday tan iyo ilaa 2008.

Hase yeeshee qareenka u doodaya Cabdilaahi ayaa beeniyey inuu wax xidhiidh ah la leeyahay IS, oo uu wakhti hoee iskaga baxay, waxaanu codsaday in xukunka laga khafiifiyo.

Connect with us on Facebook