Latest News

Netherlands Oo 3:1 Ku Dubatay Xulka Maraykanka

Doxa, (Haatufonline) – Xulka Kubadda cagta ee dalka Netherland ayaa ciyaar kulul oo ay iskaga hor yimaadeen Xulka Maraykanka waxay ugu quus-gooyeen Saddex Gool iyo Hal.
Ciyaartan ayaa ka dhacday garoonka kubada cagta ee Khalifa International Stadium.
Xulka dalka Netherlands ayaa daqiiqadii tobnaad ee ciyaarta ku hubsatay goolkii 1aad shabaqa Maraykanka, halka kii labaadna uu dhashay 46aad ee qaybta hore.
Ciyaarahan koobka aduunka ee ka socda dalka Qatar ayaa galay wareegii labaad ee 16ka Knech outka oo xulkii laba badiyaa uu si toos ah diyaarada ugu raacayaa dalkiisa.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*