Latest News

Nuxurka War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Puntland Iyo Jubbaland Ay Garoowe Ku Yeesheen

Garoowe, August 27, 2020 (HaatufOnline) – Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii magaalada Garowe uga socday Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in madaxda labada maamul ay qeyb ka ahaanayaan shir wadatashi oo Muqdisho ka dhacaya loogana hadlayo sidii xal siyaasadeed looga gaari lahaa doorashooyinka Soomaaliya.

War-saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in madaxweynayaasha Puntand iyo Jubbaland ay shirar qadka taleefoonka kula yeesheen madaxda dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, taasoo oo ka dhalatay in shir dambe la iskugu yimaado Muqdisho, inkastoo aanan waqtiga shirka la sheegin.

Halkaan hoose ka akhri war murtiyeedka shirka.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*