Latest News

Puntland Oo Xamar Ka Doonaysa In Qayb Dheeraad Ah Laga Siiyoo Lacagta Baanka Aduunka

Muqdisho,September 11,2022(Haatufonline)-Maamulka Puntland ayaa ku adkaysanaya in sadbuursi laga siiyo lacagta Baanka Aduunku ugu deeqay dalka Somalia marka ay dawladda Xasan Sheekh Maxamuud u qaybinayso 5ta maamul goboleed ee Somalia,waxaanay dalbkeedaa soo hordhigi doontaa shirka la filayo in Muqdisho uga furmo Madaxweyneyaasha maaul goboleedyada iyo dawladda Federaalka kaasoo uu madaxweynaha Puntland Siciid Deni kaga qayb gali doonoo qalabka fogaan aragga.Wali soomay shaacbixin sababta uu Siciid Deni u rabo in la siiyo lacag dheeraad ah oo ka badan ta la siinayo 4ta maamul goboleed ee kale ee waliba midwalba ay tiro ahaan ku noolyihiin dad ka badan kuwa ku nool Puntland.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*