Latest News

Qadar Oo Xafiis Diblomaasi Ah Ka Furanaysa Somaliland Mashaariic Samofal Ahna Ka Fulinaysa

.

Wasiir ku xigeeka Khaarajiga Liibaan Yuusuf iyo Madaxa Wafdiga Qadar Ee Somaliland maanta booqashada ku yimid

 

Hargeisa,May 1,2021(Haatufonline)-Dawladda Qadar ayaa xafiis diblomaasi ah dhawaan ka furan doonta caasimadda Somaliland ee Hargeysa isla markaana dalkan soo dajin doonta hayadaheeda Samafalka.Sidaa waxa lagu sheegay war ay warbaahinta dawladda ee Somaliland maanta sii daysay kadib markii uu maanta Hargeysa booqasho ku yimid wafdi reer Qadar oo uu hogaaminayey ergayga wasiirka Arimaha Dibadda Qadar u qaabilsan xalinta khilaafaadka siyaasadeed Mutlaq Maajed Al-Qaxdaani

Connect with us on Facebook