Latest News

Qarax Miino Oo Saaka Lagu Dilay Taliyihi Sirdoonka Dhusamareeb Iyo 12 Iyo Ciidamadi Ahlu Sunaha Oo Qabsaday Matabaan

Dhusamareeb,February 7,2021(Haatufonline)-Qarax miino ah ayaa saaka lagu dilay taliyihii sirdoonka aagga Dhusamareeb Cabdirasiid Cabdi Nuur Sheekhdoon iyo 12 askari oo la socday.Sida laga soo wariyey ilo ku sugan Dhusamareeb qaraxu wuxu dhacay markii uu baabuurki u watay taliyuhu dulmaray miino lagu aasay wadada.

Dhinaca kale ciidamadii Ahlu Sunaha ee dhawaan lagu daray ciidamada dawladda ayaa isla saaka qabsaday Matabaan iyo deegaanka ku xeeran ee badhtamaha Somalia.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*