Latest News

VillaSomalia Oo Wakiil U Magacowday Jamhuuriyadda Czechia Si Ay U Carqaladayso Xidhiidhka Cusub Ee Dhexmaray Somaliland Iyo Dalkaas

Pague,February 7,2021(Haatufonline)-Dawladda Xamar ayaa wakiil u magacowday dalka Czech republic si ay u carqaladayso xidhiidhka curdinka ah ee dhawaan u bilaabmay dalka Somaliland iyo Czechia.

Wakiilkan oo ah nin deggan dalka Czechia ayaa waxa kale oo uu noqon doonaa xidhiidhiyaha dhinaca iskaashiga iyo maalgashiga ee dawladda Xamar uga wakiillka ah dhawr dawladood oo Yurubta bari ku yaala sida Poland iyo Hungary .

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*