Latest News

Raysal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Nuur Cadde Oo U Geeriyooday Cudurka Coronavirus

London, April 1, 2020 (Haatuf) – Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xassan Xusseen (Nuur Cadde) ayaa la xaqiijiyey in uu maanta ku geeriyoodey magaalada London ee dalka Britain.

War ka soo baxay Wiilkiisa Xaaji Maxamed Nuur Xassan Xusseen ayaa lagu ogeysiiyay shacabka Soomaaliyeed geerida Nuur Cadde oo waayadii ugu danbeeyayba la il darnaa cudurkan  COVID-19.

Nuur Cadde ayaa Soomaaliya ka soo noqday Raysal Wasaare intii u dhexeysay 2007-2009 dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa Alle ha u naxariistee Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*