Latest News

Sababihii soo dedejiyey Guushii Milatary ee Azerbajain

Warbaahinta caalamka qaarkeed oo faallooyin ka samaysay sababaha ugu waaweyn ee natiihjada dagaalka qaybta ka qaatay, cidda la odhan karo waxay dagaalkaa ka heshay guul iyo magac iyo ciidda wax walba ku khasaartay, barnaamijka waxaa kaloo qayb ka noqon doona aragtiyaha ay dadka siyaasadda turkiga xamaasadda u hayaa ka qabaan guulaha milateri ee uu gaadho iyo qaabka wadamada shisheeye u hakiyaan guushiisaa milateri.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*