Latest News

Somaliland Oo Mabnuucday Tubaako Hadal Hayn Badani Ka Dhalatay

Hargeysa, July 15, 2020 (Haatuf) – Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliland ayaa Mabnuucay Tubaakadda loo yaqaano LYFT, taasi oo bilihii u dambeeyay dalka la soo geliyey isla-markaana si bilaash ah dalka loogu qaybinayey.

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Ganacsiga oo uu ku saxeexan yahay Wasiirka Wasaaraddaasi Md. Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) ayaa lagu sheegay in dalka Mabnuucay oo aan la keeni Karin Tubaakadaasi.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*