Latest News

Wakiilka Taiwan U Fadhiya Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Waxbarashada

Hargeysa, July 14, 2020 (Haatuf) – Wakiilka Taiwan u Fadhiya Somaliland ayaa La kulmay Wasiirka Wasaaradda waxbarashada & Sayniska ee Somaliland oo ay Weheliyaan masuuliyiinta sare ee wasaaraddaasi.

Masuuliyiinta labada dhinac ee Somaliland iyo Taiwan ayaa kulankan kaga wadahadlay sidii ay iskaga kaashan lahaayeen horumarinta dhinaca waxbarashada iyo arrimo kale.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*