Latest News

Sudan Oo Aqbashay In Imaaraatku Dhex Dhaxaadiyo Itoobiya Arinta Dhulka Fashqa Iyo Dhaamka

Kharduum,March 23,2021(Haatufonline)-Dawladda Sudan ayaa aqbashay in dawladda Imaaraatka Carabtu dhexdhexaadisi iyaga iyo Itoobiya si xal loogu helo muranka ka dhexeeya labadaas dal ee ku saabsan dhulka beeralayda ah ee xadka Sudan ku yaala balse ay manaafacaadsan jireen beeralay Itoobiyaan ah oo kasoo jeeda qawmiyadda Amxaarada iyo dhaamka ay Itoobiya ka dhistay goobta ay biyuhu ugu qulqulaan dhinaca wabiga Niilka ee mara dalka Sudan iyo Masarba.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*