Latest News

Taliyaha Booliska Muqdisho Farxaan Qaroole Oo La Dilay

Basra, September 30, 2022 (Haatufonline) – Taliyihii Booliska Muqdisho General Farhan Mohamoud Aden oo loo garan ogaa (Farhan Qarole) ayaa ku dhintay garax lagula beegsaday magaalada Bal’ad, oo 30KM waqooyi kaga beegan Muqdisho.

Taliyaha la dilay ayaa lagu waramayaa inuu hoggaaminayey dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socda duleedka Basra.

Waxaana Taliyahan Qaraxa miino ku dhintay uu hore uga badbaaday bishii May 9, 2022 Qarax Al-Shabaab ay kula beegsatay Ceelasha Biyaha ee Duleedka Muqdisho.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*