Latest News

Al-Shabaab Oo 11 Qof Dishay, Gaadhi Riig Saaran Yahay Oo Ceel-Biyood Ka Qodayey Gedo Dab Qabadsiiyey

Giriley, September 30, 2022 (Haatufonline) Ururka Alshabab ayaa 11 qof oo shacab ah dilay, waxaanay sidoo kale dab qabadsiiyeen Gaadhi Riiq saaran yahay oo ceel biyood ka qodayey Giriley oo ka tirsan gobolka Gedo.

Sida uu warbaahinta Somalia u xaqiijiyey Mohamud Abdi Warsame oo ah taliyaha booliska ee degaanka Giriley.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*