Latest News

Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka JSL Oo Ka Digay Khatar Ku Soo Fool Leh Geeska Afrika.

Laascaanood, February, 17, 2023 (Haatufonline) – Taliyaha Guud ee ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay doonayso i ay saldhig ka samaysato magaalada Laascaanood si ay ugaga duusho dalalka geeska Afrika ee ay ka midka yihiin Ethiopia, Jabuuti iyo Somaliland.
Waxaanu taliyuhu Intaa ku daray hadii aan halkan (Laascaanoof) laga sifay ay khatar gali doonaan dalalka Gerska Afrika.
“Halkan Al-Shabaab hadaan laga sifay Ethiopia, Djibouti Iyo Somaland khatar ayay ku tahay” ayuu yidhi Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka JSL, kaad oo maanta ugu waramay Laascaanood Telefishanka Qaranka Somaliland.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*