Latest News

Taliye Sare Oo Ururka Alshabaab Laga Dilay Kadib Markii Cirka Laga Duqeeyey Gurigii Uu Ku Noolaa

Muqdisho August 25,2020(Haatufonline)-Waxa xalay ururka Alshabaab magaalada Saakow lagaga dilay mid ka mid ah taliyeyaashi sare ee ciidakooda oo magaciisa la yidhaahdo Cabdulqaadir Komaandoos (Commandos).

Siday ku warameen qaar ka mid ah warbaahinta maxaliga ahi taliyahan ayaa goor uu ku jiray gurigiisa waxa cirka ka duqeeyey mid ka mid ah diyaraadaha doroonka halkaas oo uu ku geeriyooday.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*