Latest News

VillaSomalia Oo Maanta Ka Noqotay 12 Safiir Oo Ay Shalay Magacowday Khilaaf Ka Dhashay Awgeed

Muqdisho,January 7,2020(Haatufonline)-Dawladda VillaSomalia ayaa maanta ka noqotay 12 safiir oo cusub oo ay shalay magacoday ka dib markii la isku khilaafay 2 xubnood oo kale oo magacyadooda xagga dambe lagaga daray liiskii ka koobnaa 12 safiir ee ay isla qaaateen wasiirka arimaha dibadda Maxamed Cabdirizaaq Maxamuud,Raiisalwasaaraha Xuseen Rooble iyo Madaxweynuhuba.Labada qof ee khilaafku ka dhashay ayaa labadooda magac qalin xaga dambe lagaga daray liiskii rasmiga ahaa .Ilaa hadda lama oga sadexda masuul kooda labadaa magac liiska ku daray.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*