Latest News

Weftiga Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Addis Ababa Lagu Qaabilay

Addis Ababa, January 17, 2022 (Haatufonline) – Mmagaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia ku sugan wefti uu horkacayo Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga JSL Essa Kayd, wasiirka Gadiidka iyo Horumarinta Jidadka Mudane Abdirisak Ibrahim Iyo Wakiilka khaaska, Marwo Dr Adna Ismaciil.

Weftigan ayaa gogol xaadh u ah Safar uu Madaxwaynaha JSL Mudane Muse Biixi Cabdi uu ku tagi doono Dalkan Ethiopia kadib Marti-qaad uu ka helay Raysal Wasaaraha Dalkan Ethoipia.

Connect with us on Facebook