Latest News

Xulka Gobolka Maroodi-Jeex Oo 3 Gool Iyo 0 Kaga Badiyey Xulka Gobolka Saraar

Hargeysa, October 31, 2020 (Haatufonline) – Xulka Gobolka Maroodi-jeex ayaa 3 Gool iyo 0 kaga badiyey Xulka Gobolka Saraar kadib markii ay galabta Ciyaar xiiso leh ay isku haleeleen Tartanka Ciyaaraha Goboladda Somaliland ee Ka socda Garoonka Hargaysa Stadium.

Ciyaartan oo ahayd mid xamaasadeedu saraysay ayaa labada Xulba waxay soo bandhigeen hannaan ciyaareed hufan kuna dhisan Weerar iyo Weerar Celis.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*