Waa Maxay Danta Ay Xuuthiyiintu Ka La leeyihiin Maraakiibta Ay Ku Weerarayaan Badda Cas
Haatufonline,December 25,2023. Weerarada ay ku hayaan maraakiibta isticmaasha Badda Cas,Xuuthiyiintu waxay ku sheegeen qaar ay la beegsanayaan gaadiid kasta oo ku socda ama [...]