Dooni Kusoo Jeeday Gacanka Cadmeed Oo Laga Helay 40 Ton Oo Ah Digada Kimikada Urea Fertilizer Ee Walxaha Qarxa Laga Sameyn Karo.
Baxrayn,January 24,2022(Haatufonline)- Ciidamada Maraykanka ee gaafwareega biyaha badda ee u dhexeeya dalalka Khaliijka ilaa Yaman iyo Gacanka Berbera ku beegan ayaa [...]