#Alshabaab Oo Gubay Tuuloyin Ku Yaala Degmada Mahadaay Iyo Dhalinyaro Ku Dhimatay Miino Ay Dhigeen Duleedka Kismaayo
Mahadaay,December 2,2021(Haatufonline)-Kooxda Alshabaab ayaa waabarigii saaka dab qabadsiisay guryo ay deganaayeen dad beerolay ah oo ku yaalay tuulooyin hoos yimaadda [...]