Boris Johnson Oo Ka Hadlay Dabka Baabiiyey Suuqa Hargeysa, Sheegay In UK Ka Qayb Qaadan Doonto Dedaalada Dib U Dhiska
London, April 2, 2022 (Haatufonline) – Raysal Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa sheegay inuu ka murugaysan yahay khasaaraha ka dashay dabka ka kacay suuqa Hargeysa ee [...]