“Waxaanu Ka Codsaneynaa Caalamka, Gaar Ahaana Midawga Afrika Inay Nagala Shaqeeyaan Sidii Aanu Wax Uga Qaban Lahayn Dhibaatada Ka Taagan Gobolka Tigrayga” Antony Blinken
Washington, February 28, 2021 (Haatufonline) – Xoghayaha Arrimaha dibada Maraykanka Antony Blinken ayaa Eritrea ugu baaqay inay ciidamadeeda kala baxdo goobolka Tigrayga ee [...]