Wasiirkii Deegaanka Iyo Beeraha Puntland Oo Muqdisho Ugu Geeriyooday Cudurka Covid19
Muqdisho, May 25, 2020 (Haatuf) – Wasiirka deegaanka Iyo Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland, Dr. Ismaaciil Diiriye Gamadiid ayaa cudurka Covid19 ugu geeriyooday [...]