Wasaaradda Caafimaadka Somalia Oo Sheegtay In Laba Qof Oo Kale U Dhinteen COVID-19, 60 Bukaan Oo Cusubna Ay Soo Kordheen
Muqdisho, April 25, 2020 (Haatuf) – War kasoo baxay wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyay halka uu marayo xanuunka COVID-19, kaas oo aad ugu [...]