Miliarder Fan Bao Oo La Waayey Oo Mardambe La Sheegay In Dawlada Wax Ka Waydiinayso Nin Ay Wada Shaqayn Jireen
Beijing,April 14,2023(Haatufonline)- Nin ka mid ah maalqabeenada dalka Shiinaha oo la yidhaa Fan Bao oo horaantii bishii February 2023 la waayey ayaa markii dambe Shirkaddi [...]