“Dalkan (JSL) Dadkiisa Ayaa Xag Diimeed Iyo Xag Nabadeed Iyo Xag Siyaasadeed Dhistay,Cid U Riyootana Uma Baahna” Sheekh Maxamad Xaaji Maxamuud Xiiray.
JSL waa dal muslin ah , islaamku goob walba ka muuqdo, quraanka meel kasta lagu dhigto, masaajido aad u tira badan meel kasta laga dhisay. Dadku inta taagood ah diinta ku [...]