Madaxweyne Biixi Oo Mahadcelin U Diray Madaxdii La Soo Xidhiidhay Kadib Saamayntii Uu Keenay Dabkii Suuqa Waaheen
Hargeysa, April 4, 2022 (Haatufonline) -Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa u mahadceliyey masuuliyiin kala duwan iyo madax caalami ah oo bulshada [...]