Cabdillaahi Kulane Iyo Sarkaal Itoobiyaan Ah Oo Ka Wada Hadlay 1500 Dhalinyardi Ku Maqnayd Eriteriya Oo Doolo Laga Soo Talaabinayo
Doolo,April 6,2022( Haatufonline)- Madaxweynaha mudadiisu dhamaatay ee Somalia Maxamad Cabdillaahi Farmaajo ayaa waxa soo dhawaaday hirgalinta qorshehiisii baryahanba laga [...]