Rooble Oo Eryey Danjiraha Midawga Afrika Ee Somalia Iyo Farmaajo Oo Ganafka Ku Dhuftay
Muqdisho, April 7, 2022 (Haatufonline) – Raysal Wasaaraha Somalia Maxamed Xusern Rooble ayaa qoraan uu soo saaray waxa uu ku sheegay in aan Somalia looga baahnayn [...]