Maxkamada Ciidamada Somalia Oo Xukuntay Nin Qaraxyada U Kala Gudbiya Al-Shabaab
Muqdisho, June 19, 2022 (Haatufonline) – Maxkamadda Ciidamada Somalia ayaa maanta xukun 15 sanno ah oo ku riday Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun, kaasi oo qaraxyada u [...]