Afwerqi Oo $50 milyan Ku Xidhay Sii Daynta Dhalinyaradi Eriteriya Ku Maqneyd
Asmara,June 8,2022(Haatufonline)- Madaxweynaha dalka Eriteriya Eseyaas Afwerqi ayaa 50 milyan oo Doolar ku xidhay in uu faraha ka qaado oo uu xoriyadooda usoo celiyo shan kun [...]