ازدياد اعتماد الحوثيين على صناعة وتجارة المخدرات كمصدر رئيسي للتمويل July 20, 2025 الهاتف اونلاين 20 يوليو 2025 تشير تقارير ميدانية متواترة من مناطق سيطرة الحوثيين في شمال اليمن إلى [...]
Ahlu Sunna Oo Ka Qaybgalay Dagaal Khasaare Lagu Gaadhsiiye Alshabaab July 20, 2025 Haatufonline,July 20,2025 Dagaalyahanada Ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca ayaa ka qaybgalay dagaal dhawaan ka dhacay deegaanka Xingaduud ee u dhaxeeya Camaara iyo Qod Qod [...]
Siyaasi Faysal Cali Waraabee Oo ka hadlay Hubka Puntland Qabatay, Somaliland Ugu Baaqay Inay Hurdada Ka Toosaan. July 19, 2025 Hargeysa, July 19, 2025 (Haatufonline) – Siyaasi Faysal Cali Xuseen ayaa ka hadlay hubka ay qabatay Puntland oo la sheegay inuu u socday dawlada Xasan Sheekh Maxamuud [...]
Xog Cusub:Hawlgalkii Ugu Guusha Badnaa Ee Hub Loo Tahriibinayey Xuutiyiinta Lagu Qabto July 18, 2025 Haatufonline,July 18,2025 Ciidamada uu hogaamiyo Taareq Saalex ee dalka Yaman ayaa bishan horaanteedi gacanta ku dhigay dooni wayn oo ay saarnaayeen hub iyo qalab casri ah oo [...]
Puntland Oo Xeebaheeda Ku Qabatay Markab Hub Sida. July 18, 2025 Garoowe, July 18, 2025 (Haatufonline) – Wararka ka imanaya maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in Markab xamuul ah oo sida hub xoogan lagu qabtay xeebaha [...]
ضبط 750 طنا من الاسلحة الاستراتيجية القادمة من ايران كانت في طريقها للحوثيين July 16, 2025 2025 الهاتف اونلاين 16 يوليو في عملية امنية هى الاكبر من نوعها منذ سنوات، تمكنت السلطات اليمنية من [...]
Madaxweynaha Somaliland Oo Gogol Nabadeed U Fidiyey Beelaha Wada-dega Gobolka Sanaag. July 16, 2025 Ceerigaabo, July 16, 2025 (Haatufonline) – Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa maanta gogol nabadeed u fidiyey beelaha walaalaha ee wada dega [...]
Khasaaraha Dagaal Ka Dhacay Dhahar Oo Korodhay. July 16, 2025 Dhahar, July 15, 2025 (Haatufonline) – Wararka ka imanaya magaalada Dhahar ee bariga gobolka Sanaag ayaa sheegaya inuu kordhay khasaaraha dagaal ka dhacay halkaasi. [...]
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Hoggaanka Xisbiyada Qaranka. July 15, 2025 Hargeysa, July 15, 2025 (Haatufonline) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay [...]
Ganacsatada Waaweyn Ee Somaliland Oo Leh Gaadiidka Dekeda Berbera Shixnadaha Ka Soo Rara Oo Ku Hanjabay Shaqo Joojin. July 14, 2025 Berbera, July 14, 2025 (Haatufonline) -Ganacsatada waawayn ee Somaliland ee gaadiidka leh ayaa ku hanjabay inay shaqo joojin ka samayn doonaan dekedda Berbera kadib markii uu [...]