Jaaliyadda Yeman Oo Ku Guulaysatay Dimqraadiyaddi Ay Somalia Ku Fashilantay Oo Hoggaan Cusub Si Xor Oo Xalaal Ah U Doortay
Hargeysa,August 15 ,2021(Haatufonline)-Jaaliyadda Yeman ee ku nool dalka Somaliland ayaa ku guulaysatay inay hirgaliso dimuqraadiyadi uu dalka Somalia ku fashilmay mudo 30 [...]