Ganacsatada Waaweyn Ee Somaliland Oo Leh Gaadiidka Dekeda Berbera Shixnadaha Ka Soo Rara Oo Ku Hanjabay Shaqo Joojin.
Berbera, July 14, 2025 (Haatufonline) -Ganacsatada waawayn ee Somaliland ee gaadiidka leh ayaa ku hanjabay inay shaqo joojin ka samayn doonaan dekedda Berbera kadib markii uu [...]