Calooshood U Shaqaysteyaashii Reer Somaliland Ee Maanta Ka Codeeyey Teendhada Afisyooni Oo Khajilaad Darteed Madaxa Iyo Wajigaba Soo Duubtay
Muqdisho,September 29,2021(Haatufonline)-Waxa maanta magaalada Xamar ka dhacday fadeexad ku saabsan xulashada xubnaha aqalka sare ee baarlamanka dalka Somalia iyadoo dad laga [...]