Dawladda Soodaan Oo Qabatay Sarkaal Iyo Afar Askari Oo Itoobiyaan Ah Oo Damacsanaa Inay Dad Ku Dhex Laayaan Xero Ay Degganyihiin Qaxoonti Tigray Ah.
Khartoum,December 23,2020 (Haatufonline)- Dawladda Soodaan ayaa gacanta ku dhigtay sarkaal iyo afar askar oo Itoobiyaan ah oo kuwaasoo ku talojiray inay dad ku dhex laayaan [...]