Wasiirka Arimaha Dibadda Malawi Oo Booqasho 2 Maalmood Ah Ku Yimid Hargeisa Kadib Markii Uu Martiqaad Rasmi Ah Ka Helay Xukuumadda Somaliland
Hargeysa,December 19,2020(Haatufonline)-Wasiirka Arimaha Dibadda ee Malawi Nduwa Mkaka ayaa maanta galinkii hore soo gaadhay caasimadda Somaliland ee Hargeysa oo uu ku joogi [...]