“Waxa Nasiib-Daro Ah In Ilaa Hadda Oo Aynu Ognahay Xanuunkaasi Aduunka Faraha Baas Ee Uu Ku Hayo Inaynaan Xakamaynin Hawadeenii” Xisbiga Waddani
Hargeysa, March 31, 2020 (Haatuf) – Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ku dhaliilay xukuumada Somaliland in aanay xakamayn baabuurta qaadka soo galiiya gudaha Somaliland [...]