Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo La Filayo In La Fasaxo Mudo Laba Todobaad Ah Ka Hortaga Caabuqa COVID 19 awgii
Hargeisa, March 24, 2020 (Haatuf) – Sida ay Haatuf u sheegeen ilo-wareedo lagu kalsoon yahay Shaqaalaha dawladda ayaa la filayaa in maalmaha soo socda la fasaxo, iyadoo [...]