Booliska Baligubadle Oo Qabtay Gaadhi Iyo Laba Taangi Oo Lagasoo Dhacay Dawladd Deegaanka Soomaalida Itoobiya
Baligubadle, (Haatuf) – Ciidamada bileyska ee gobolka Hawd ayaa gacanta ku xidhay gaadhi weyn oo siday laba taangi oo nooca biyaha lagu shubto oo laga soo dhacay [...]